Friday, August 4, 2023

Sidee wajigaaga Aad finanka uuga tirtiri karta? halka ka Baro sidaad iskaga baa,biiso


Haddaba qofyahow hadaad nin tahey ama gabadh tahey wajigaaga inaad ilaalisa oo wixii dhibaya ama dhaawac ku keeni karaya ka ilaaalisa  sababto ah wajigu wa meesha uugu jilicsane jirka bini,aadamka marka wajigu xaqiiqatan hadaad rotein dhayli ah u sameeso oo khaas ah wax haba yaraatee finano ku iman karaa ma jiri doonan  waxan wajigaaga isbadal ku keeni kara waa adigoo wajiga wax khaldan taabsiiya shay maro ahbaa ugu yaroo lama ogola inaad wajiga taabsiiso marka feejignow !!


finanku waxey kasoo baxaan qofka wajiga oil kaa leh badanaa kaasna ayaaba uugu daran mararka qaar waxa jiri doonta in wajiga macal qalalani uu ku imaaan karo finan taasna waa waqtiyo gaar ah sida aan hubo ama aan arkey maadama oo uu wajigaagu saliid leyhy wuxuu markasta u baahanyey inaad sabuun Dove /ama tukaleba aad markasta isticmaasho qalaylka badana aad uugu dadaasho waayo waxey kaa caawinee inuu wajigu qoyaan aanu soo deyn waxaad kaloo wajiga ka deyneysaa faraha oo ma taabsiinaysid wajigaaga faraha  wuu udaran yay sababtoo ah waxaa dhici karta in dhibaatoyin badan kugu keeno waxa ugu badanee uu horseeda wa finan  iyo nabaro iyi dhiigroor gaduud iyo dhaawacyo kale oo badan hadaba su,aal ba taala Raga maxey uuga soo baxaan finaan ku anaa kuu sheegaya waa laba qodob     1: wan marka ninku uu yahey qaangaadh oo loo yaqaan (Doob) isla markaana uu awgeed uuga so baxo 2:waa in uu markaa ninku yahey mid wajiga saliidu aad uugu badantey isla markaana uu aad udhiboo dheecan sameeyo

Waxa aan hada kuu sheegyaa in taladoo lagu siiya ay wanaagsantey xita waxa jirta in qofku is idhaa qofkan wax kuu sheegaya been buu ku sheegaya ha Aaminin deedna aad adna caafimadkaagi hakiso uu isna kugu faafo xanuunki aad ka cabaneesay naftaadiina sasas ku haliktey imika laga yaaba iney maskaxdaada ay ku so dhacdey oo dadku wada Aamin maahe dunida aakhiru saamana waala joogaaye malaa run maaha!       hadaba sidaad ku  Aaamineysa waxa weeye hadlka marku uu qofku ku dhaho wa inaad maskaxdaada isticmaasha oo Aadna qodob kasta uu kaala hadlo isweydiisa iney caqli gal tahey oo aad sameen kareyso ay maskaxdaadu su,aalo badan iska weydiisa kana fiirsata talooyinka uuku leyhy.

❤Finanka waxa aad iskaga Biin karta ama iskaga tirtir karta Laba dariiqo ugu horeyn waa inaad soo qaadataa daqiiq/Bur kadib weel ku shubata in qiyaastii wajigaaga le,eg kadib biyo ku qoy oo ku dar kadib mari meel kasta oo ay kaago taalo finanka waxadna tijaabisa 7days wan huba inaaad isbadeleso

 ❤waata labaade waxaadna isticmaasha Boorasha isna tun kadib biyo ku qoy isagoo jilisan mari /saarsaar meelaha finanka isna 7days tijaabi wan hubaa iney ku anfici doonto

Thursday, August 3, 2023

Xaba sawdadu ma Daweysa xanuunkasta ? Halkan ka Bogo iyadoo faahfaahsan

xabaasuuda nabi maxamed (scw) wuxuuu yidhi xanuunkasta oo aduunka korkiisa saaran Dawo ayey ka tahey ilaa geerida Maadaama uu nabigeeni suubana inoo sheegay arinkaa waana xaqiiqo cad Waxaana loo baahanyey in wixi nabiga scw ku farey iyo waxa dadka kale ay ku kala soocnaadan hadaba hadaad tahey qof Aaminsan in xanuunka aaney waxba daaween kareynoow hadaba ogsoonow in ay cadahey oo xadiisyadana lagugu sheegay dad badana ay  tijaabiyeen oo ay faaidadeeda arkeen marka adina haka maqnaan e wixii caafimaadkaga u wangsan isla markaana ku anfacaya samee adoo talooyina qaadanaya

Horta hadeynu faaleyno geedkan dhirta ee loo yaqaano (xabsuud) wa geed wuxuu leeyahy siifad waxaana jirta dadku isku mid maaha in qofka uu dhibsado lkn iyadoo siifad ama ur leh ayaa hadana waxa ku duugan dawo aad u cajiiba marka adigoon siifad /ur ku diidayn waxad Eegta labada kii kuu roon ma in aad urtaa kaga cararto ku dhibsato mise in aad dantaada ka gaarto caafimadka laga helo uun aad u siticmaasho marka hadiidin oo mwaxkasta caafimadka ka muhiimsane sidey tahey u isticmaal  dadbaa jira xitaa aan urtaaaba aysan dhibeyn waana ta ugu wanaagsan 


Hadaba sidee u isticmaaleysaa?  ugu hareyn wa inay xabasuudu tahey mida shiidan waana ta igu wanagsan oo saafi ama ta meelahaa cilaajka lagu bixiyeee quraanka marka aad isticmaaleyso wa inaad bisinka ku bilawda aadse niyeysataa in uu <ALLE subxna watacala> uu kugu caafin doono

xanuunada aynu so koobno maadama oo aaney tiro laheyn marhadii la yidhi wa xanuun kasta hadii kale waxey noqon ineynu in gaara sheegayne. 1: xanuunka neefta 2: xanuunka hargabka 3: xanuunka sanboorka 4: xanuunka TB 5: xanuunka AIDSka 5: xanuunka cancerka meeshu doono haku dhacee              7: madax xanuunka 8: dhanjafka 9: xanuuna maqarka noocu doono 10: gasteryga