Showing posts with label dawadii madax xanuunka oo laguu helay iyo dhiirigalin. Show all posts
Showing posts with label dawadii madax xanuunka oo laguu helay iyo dhiirigalin. Show all posts

Wednesday, September 6, 2023

disclaimer

 

Disclaimer for healthy care

If you require any more information or have any questions about our site's disclaimer, please feel free to contact us by email at asmaclraxmaan4@gmail.com. Our Disclaimer was generated with the help of the Free Disclaimer Generator.

Disclaimers for healthycare

All the information on this website - https://xabaasudacafimadkeda.blogspot.com/ - is published in good faith and for general information purpose only. healthycare does not make any warranties about the completeness, reliability and accuracy of this information. Any action you take upon the information you find on this website (healthycare), is strictly at your own risk. healthycare will not be liable for any losses and/or damages in connection with the use of our website.

From our website, you can visit other websites by following hyperlinks to such external sites. While we strive to provide only quality links to useful and ethical websites, we have no control over the content and nature of these sites. These links to other websites do not imply a recommendation for all the content found on these sites. Site owners and content may change without notice and may occur before we have the opportunity to remove a link which may have gone 'bad'.

Please be also aware that when you leave our website, other sites may have different privacy policies and terms which are beyond our control. Please be sure to check the Privacy Policies of these sites as well as their "Terms of Service" before engaging in any business or uploading any information.

Consent

By using our website, you hereby consent to our disclaimer and agree to its terms.

Update

Should we update, amend or make any changes to this document, those changes will be prominently posted here.

Sunday, September 3, 2023

Madax xanuun Badan maku hayaa? halkan ka ogow waxaad iskaga daaweyn laheyd .

madax xanuun joogta haduu ku hayo ama uu isbuucii 3 Goor ku xanuuno si Caadiyana Aadse garaneyn sababta uu kula xanuunayo waxaad u baahantey in Aan hada ku baro sidii aaad uuga bixi lahayd mushkiladan !



Marka hore walalkeyga muslimkow waxa Xaq igu ah in aan qofka muslimka waxaaan ku dhaamo Aan ku caawiyo waayo Alle wuxuu yidhi isu Naxariista waanan kula Dardaarmaya Hadii aad heyso Cilmi, Awood ,hanti etc , waxaan ku sheegaya inaad qofka walalka ee muslimka ku caawiso Garab kasta uu kaaga baahanyey Aanad ka xastiyin Kuna taagtaagsan Hadii Aad cawiso ama Aad ka farxiso qof walalkaaaya Oo dhibaateysan Ogow (ALLE SW) inuu Adigana ku Jeclaanayo kaaana farxinayo maxaa ka wanagsan ALLE haaga khaaliga oo Ku jeclaadey Bal qiyaas Aduun iyo Aakhiroba Waad guuleysan .


Markan halka kaga baxo intaa dhiiri galintaa madax xanuunku waa cudur Aad u xun shaqooyin badana kaa hor istaagi kara Hadey tahey waxbarashadii hadey tahey shaqo aad meel ka shaqeyso sidoo kale inaad wax dhageesatana kuu diiidaya becouse madaxaagu wuxuu luminaya Awoodi uu iskaga Caabin Lahaa Ama nerveskii uuu iskaga difaaaci lahaa waxyaalahan dibada kaga imanaya .

Hadaba madax xanuunku siyaabo Badan buu ku yimaadaa waanuu wejiyo badan yahy ha moodin oo ha murugoon markaad aragto madax xanuun ku haya waa fududahey inaad iska daaweyso xitaa adigoon Aadin dhakhtar/doctor  Adaa is dabiibi kara Hadaba madax xanuunku wajiyadee ayuu leyahey💁
1: Mid ku yimaada xanuun loo yaqaan (typhiod )
2: mid ku yimaada Boog /Nabar lagugu dhuftey saas Awgeedna kuugu so kaco
3:isticmaalka mopile ka tirada badan 
4: Saamalaylka / dhafarka oo Aad labada xili seexan weydo 

Afarta qodob ee kor ku xusan ee aan kuu sheegay ayaa keena madax xanuunka tirada badan Taaso aan marnaba dhinac uuga baxeen

Maxaa udaawa mid kastana Hadaba ?


Ugu horeyn aynu ku Horeyno Xanuunka Loo yaqaan typhiod xanuunkasi waa mid keena in madaxu ku xanuuno sabab la,aan markasta iyadoo Aykuu Raacdo Diiqad iyo kuleyl madaxaa waxaana badanaa keena Hadaa tahey qof Qeylo Badan oo Markasta codkiisa xoog u weyneeya Taasi waxey dhalineysa in markasta uu ku kaco nervihii madaxaa misana uu dhiig badann sii daayo sidaa awgeedna Aad waliba Halmar ma sameenaysid waxeyna tahey dhaqan ogow wixii la joogteeyo waxaa La helaa midhahiisa sidaas darteedna Aad ku qaado xanuunkii waxaanad iskaga daaweyn karta Tan iyadoo ay Laba dhan ku xidhan tahey doctor inaad Aado Ama inaad adigu is baxnaaniso .
markaad doctor Aadyso wa inuu doctorkaasi bixikaraa Daawoyin wax tar leh dawooyinka waxaa ka mida (antibiotics ) taaso Aad qaadan karto lKN digniin Adoo Uur leh /pregnant ma Qaadan kartid khatar weye damage na waykugu noqon iska ilaali marka Dawadaa Aad ka u waxtarka lehna waa (ciprofloxacin) taas kasoo iibso quraacda ka hor liq Anaa huba dib laguugu qaban maayo
-ta kalee ah inaad adigu iska Baxnaanin kartona waa inaad malinkasta aad cabdo maraqa kaluulka adoo madaxiisa maraqa ka sameenaya  Cab madaxaa maraqa  kaasina Daawuu kuu yahey


mopileka tirada badan lehna iska yaree hadaad isticmaaleyso waqti yar 24saacadood isticmaal kadib iska dhig wixii Dantaada ah qabso mopileku indhaha waa u daranyey sido kale madax xanuunkuna wuu keena marka yareeso Anaa kaa huba inaad caafimaadi doontide 


Hadii warwar badan uu ku hayo waxa kugu dhici kara madax xanuun markuu walwalkaaso kale ku hayo Biyo badan cab seexana Hurdo dheer Gal 
waxaanad ku dadaasha inaad ubaxii 2litre oo biyahaa Cabtid waayo waa daawo subaxii biyuhu iyadoo uu dhinacyo badan ay taabaneso sida kalyaha in biyahaasi ku nadiifiyaan ,in dhiig badan aad ka hesho ,in madaxa kuu furfuro

Mahadsanid Hadaad Halkan so Gaadhey......