Marka hore walalkeyga muslimkow waxa Xaq igu ah in aan qofka muslimka waxaaan ku dhaamo Aan ku caawiyo waayo Alle wuxuu yidhi isu Naxariista waanan kula Dardaarmaya Hadii aad heyso Cilmi, Awood ,hanti etc , waxaan ku sheegaya inaad qofka walalka ee muslimka ku caawiso Garab kasta uu kaaga baahanyey Aanad ka xastiyin Kuna taagtaagsan Hadii Aad cawiso ama Aad ka farxiso qof walalkaaaya Oo dhibaateysan Ogow (ALLE SW) inuu Adigana ku Jeclaanayo kaaana farxinayo maxaa ka wanagsan ALLE haaga khaaliga oo Ku jeclaadey Bal qiyaas Aduun iyo Aakhiroba Waad guuleysan .
Markan halka kaga baxo intaa dhiiri galintaa madax xanuunku waa cudur Aad u xun shaqooyin badana kaa hor istaagi kara Hadey tahey waxbarashadii hadey tahey shaqo aad meel ka shaqeyso sidoo kale inaad wax dhageesatana kuu diiidaya becouse madaxaagu wuxuu luminaya Awoodi uu iskaga Caabin Lahaa Ama nerveskii uuu iskaga difaaaci lahaa waxyaalahan dibada kaga imanaya .
Hadaba madax xanuunku siyaabo Badan buu ku yimaadaa waanuu wejiyo badan yahy ha moodin oo ha murugoon markaad aragto madax xanuun ku haya waa fududahey inaad iska daaweyso xitaa adigoon Aadin dhakhtar/doctor Adaa is dabiibi kara Hadaba madax xanuunku wajiyadee ayuu leyahey💁
1: Mid ku yimaada xanuun loo yaqaan (typhiod )
2: mid ku yimaada Boog /Nabar lagugu dhuftey saas Awgeedna kuugu so kaco
3:isticmaalka mopile ka tirada badan
4: Saamalaylka / dhafarka oo Aad labada xili seexan weydo
Afarta qodob ee kor ku xusan ee aan kuu sheegay ayaa keena madax xanuunka tirada badan Taaso aan marnaba dhinac uuga baxeen
Maxaa udaawa mid kastana Hadaba ?
Ugu horeyn aynu ku Horeyno Xanuunka Loo yaqaan typhiod xanuunkasi waa mid keena in madaxu ku xanuuno sabab la,aan markasta iyadoo Aykuu Raacdo Diiqad iyo kuleyl madaxaa waxaana badanaa keena Hadaa tahey qof Qeylo Badan oo Markasta codkiisa xoog u weyneeya Taasi waxey dhalineysa in markasta uu ku kaco nervihii madaxaa misana uu dhiig badann sii daayo sidaa awgeedna Aad waliba Halmar ma sameenaysid waxeyna tahey dhaqan ogow wixii la joogteeyo waxaa La helaa midhahiisa sidaas darteedna Aad ku qaado xanuunkii waxaanad iskaga daaweyn karta Tan iyadoo ay Laba dhan ku xidhan tahey doctor inaad Aado Ama inaad adigu is baxnaaniso .
markaad doctor Aadyso wa inuu doctorkaasi bixikaraa Daawoyin wax tar leh dawooyinka waxaa ka mida (antibiotics ) taaso Aad qaadan karto lKN digniin Adoo Uur leh /pregnant ma Qaadan kartid khatar weye damage na waykugu noqon iska ilaali marka Dawadaa Aad ka u waxtarka lehna waa (ciprofloxacin) taas kasoo iibso quraacda ka hor liq Anaa huba dib laguugu qaban maayo
-ta kalee ah inaad adigu iska Baxnaanin kartona waa inaad malinkasta aad cabdo maraqa kaluulka adoo madaxiisa maraqa ka sameenaya Cab madaxaa maraqa kaasina Daawuu kuu yahey
mopileka tirada badan lehna iska yaree hadaad isticmaaleyso waqti yar 24saacadood isticmaal kadib iska dhig wixii Dantaada ah qabso mopileku indhaha waa u daranyey sido kale madax xanuunkuna wuu keena marka yareeso Anaa kaa huba inaad caafimaadi doontide
Hadii warwar badan uu ku hayo waxa kugu dhici kara madax xanuun markuu walwalkaaso kale ku hayo Biyo badan cab seexana Hurdo dheer Gal
waxaanad ku dadaasha inaad ubaxii 2litre oo biyahaa Cabtid waayo waa daawo subaxii biyuhu iyadoo uu dhinacyo badan ay taabaneso sida kalyaha in biyahaasi ku nadiifiyaan ,in dhiig badan aad ka hesho ,in madaxa kuu furfuro
Mahadsanid Hadaad Halkan so Gaadhey......
No comments:
Post a Comment