Caajiska maxaa ka dawaa su,aasha badanaa waad is weydiisey adigoo inbadan meelo ka raadiyey sida youtubeka oo waad ku warertey baan filaya sidad daawadiisa u heli laheed hadaba maanta ayaad nasiib leedahey hadaa tahey akhristaha xogtan ama qoraal kaan aan kuugu sheegayo daawoyinkiisa fadlan ha iga caajisin akhri oo dhameyso .
Caajisku waa cudur Aad u xun oo qofka bini,aadamkaa xoogiisa saaameeya oo wuu qof kaasina wixii uu qabsan lahaa dib uuga dhaco taasina wa nasiib daro aad u weyn waliba adigoo dhalinyaraa /shabaab ah in xoogii lagaa qabsado oo Aad shaqeesan kari weydo waxaanan taa ku cabiri karaa in caajiska io shaydaanku ay wada shaqeeyan oo uu ka fadhiisin karo xataa cibaadadadii .
Hadaba maadaama oo sidaa tahey hal talo ayaan ku siinaya Aad kaga hortagi karto caajiska ?
Talooyinkaad iga qaado Hadaad Rabto Inuu kaa tago Caajisku
Marka Aad caajis dareento oo Aad shaqadaada u kici kari weydo biyo qaboow isku shub kadib waad firfircoonan waxaaney firfircoonidaasi ka bilaabmeysa inta yaree Aad boodey oo aad bilawdey inaad is qalajiso oo wax iska hagaajiso kadib ayaad hawlahaagi qabaneysaa oo Aad u dhaqaaqeysa wa Habka ugu fudud ee Aad iska kaxeen karto .
Waa marka xigtee hadii aad iska dareento Caajis adigoo doonayey inaad hawl fuliso isla markaana aad waqti cayiman go,aansatey inaad qabato Deedna waqtigii la gaarey oo caajis kaa qabtey ha is dhiibin oo Caajiska ha u ogalaan inuu kaa hor istaago hawl Aad qoondeysey waxaadse naftaada ku tidhaahda intaad isla yar hadasho waxaad maanta qaban weydaa bari ma qaban doontid mustaqbalkaagana uuma wacna inaad iska jiifsato waxaa loo baahanyey inaad Tartan gasho si ay kuugu fududaato Nolosha Bari isla markaad sidaa isku tidhaahdo samee oo dantaadii raaco hadad sidaa ku wadona waa hubaal inaad adiga iyo Caajis is daynaysaan fadlan ila share garee arintaa iyada ah.
Talaabada saddexaad ee Aad Caajiska kaga Gudbi kartaana wa inaad Salaada markastoo Aad tukaneyso Aad( Ducada Cajiska akhrisato) oo sujuud kastana akhriso wa hubaal inuu Kaa tagi Doono ila tijaabi waa Hadaad caajis la dhibantey.
Talaabada 4 : waxaa weeye in Aad Exercise sameeso oo Aad jimicsato si uu jirkii kuugu kala baxo Oo aad nafis u Dareento 24hourskaaga marwalba wa inaad uuga jarta 10 minute maalinkii /per day waayo jimicsigu wuxuu Daawo u yahey murqahaaga ,maskaxdaada ,Caafimaadkaaga intaba isku day markaa inaad sameeso jimicsi si uu kaaga tago Caajisku.
Ma rabaa inaad ku Noolaato nolol Waxtar leh oo iftiimaysa Talabooyinkan raac
1: Waa inaad jadwal sameesata iyo qorshe oo Aad ku dhaqantaa markasta si ay rotein kuugu noqoto nolosha inad nidaamiso ayay kaaagana baahantey.
2: Wa inaad Hadaf yeelataaa iyo Goal aad dooneyso inaad dhaliso
3: shaqada Aad kaga baxeyso caajiska wa inaad ka bilawdaa hawlahaaga yar yar
4: Hal daqiiqo samee hawl aad markaa aragto caajis kaa qaban jirey
wa bilaahi tawfiiq wixii cabashaa ila soo wadaaag
No comments:
Post a Comment