xabaasuuda nabi maxamed (scw) wuxuuu yidhi xanuunkasta oo aduunka korkiisa saaran Dawo ayey ka tahey ilaa geerida Maadaama uu nabigeeni suubana inoo sheegay arinkaa waana xaqiiqo cad Waxaana loo baahanyey in wixi nabiga scw ku farey iyo waxa dadka kale ay ku kala soocnaadan hadaba hadaad tahey qof Aaminsan in xanuunka aaney waxba daaween kareynoow hadaba ogsoonow in ay cadahey oo xadiisyadana lagugu sheegay dad badana ay tijaabiyeen oo ay faaidadeeda arkeen marka adina haka maqnaan e wixii caafimaadkaga u wangsan isla markaana ku anfacaya samee adoo talooyina qaadanaya
Horta hadeynu faaleyno geedkan dhirta ee loo yaqaano (xabsuud) wa geed wuxuu leeyahy siifad waxaana jirta dadku isku mid maaha in qofka uu dhibsado lkn iyadoo siifad ama ur leh ayaa hadana waxa ku duugan dawo aad u cajiiba marka adigoon siifad /ur ku diidayn waxad Eegta labada kii kuu roon ma in aad urtaa kaga cararto ku dhibsato mise in aad dantaada ka gaarto caafimadka laga helo uun aad u siticmaasho marka hadiidin oo mwaxkasta caafimadka ka muhiimsane sidey tahey u isticmaal dadbaa jira xitaa aan urtaaaba aysan dhibeyn waana ta ugu wanaagsan
Hadaba sidee u isticmaaleysaa? ugu hareyn wa inay xabasuudu tahey mida shiidan waana ta igu wanagsan oo saafi ama ta meelahaa cilaajka lagu bixiyeee quraanka marka aad isticmaaleyso wa inaad bisinka ku bilawda aadse niyeysataa in uu <ALLE subxna watacala> uu kugu caafin doono
xanuunada aynu so koobno maadama oo aaney tiro laheyn marhadii la yidhi wa xanuun kasta hadii kale waxey noqon ineynu in gaara sheegayne. 1: xanuunka neefta 2: xanuunka hargabka 3: xanuunka sanboorka 4: xanuunka TB 5: xanuunka AIDSka 5: xanuunka cancerka meeshu doono haku dhacee 7: madax xanuunka 8: dhanjafka 9: xanuuna maqarka noocu doono 10: gasteryga
hlkan ku qor wixii dhiiri galina ama cabasho aad qabtid
ReplyDelete