Thursday, September 7, 2023

Somaliland Horumarkeeda Maxaa u sababa ? Sumcada se xagey ka keentay halkan ka Ogow

👀 Somaliland Horumarkeeda Maxaa u sababa ? Sumcada se xagey ka keentay halkan ka Ogow si Aynu u Tafatirno !!

somaliland wa Dal isku tiirsan Hadey Dhaqaalo Tahey iyo Hadey Bulshada tahey waxaana ku nool dad is jecel isu Laab xaadhan yar iyo weynba Taaso ay ka shaqeeyan Danahooda iyo Sidey wax uwada Qabsan lahaayeen oo Dad wax soo saar La yimaada noqon lahaayeen xoolaha xita markeynu ku darno waxaad mooda iney xoolihii xitaa Basar iyo Edaab leeyiin hadaad Aragto sida ay bulshada reer somaliland ay udhaqdaan .


Wa Dalka kaliyee Hadey is maqal iyo wada shaqeen tahey is maqla oo isu nugul Alle subxaana watacala wuxuu dalka somaliland ku manaystey Nimco tii ugu Balaadhneed dadkuna ay ku noolaan Lahaayeen Umada islaamkaana ku wada joogi kartey Nimcadaasina waa (Nabada) Alle hanoo siyaadshee, waana shayga kaliyee Aan cidna la wadaagtaa aysan jirin Alle awoodisa waana mida kaliye lagu naashoonkaro.

Somaliland wa dal horumarey oo iska Fogeeyey cadowga iyo wixii kasoo horjeeda isla markaana aysan awood ulaheyn iney soo afaaro gashtaan ama soo gudbaan oo dhaawacaan somaliland waxeyna Edab iyo xarig usameysey cadowgeeda wayna ka adagtey wixii Kusoo Duula waana wadan Askarta iyo shacabku ay wada shaqeeyan taasna wax ka qaalisan ma jiro Alle ha inagu wadee, somaliland cadowgeeduna wuu badan yahey sababtuna waa Heerka aynu joogna maanta waana laga xunyahey Horaa loo yidhi somaalidu waxba isuma quudho .

Hadaba somaliland Halkey ku Taal ? 

Aanku baro Hadaba meesha ay ku taalo si aad wadankaaga u barato hadaanad aheen mid kamida somaliland inaad adina barato cilmi ahaana way ku Anfici waxey ku taal somaliland xeebta koonfureed ee Gacanka cadmeed ,Waxaana waqooyi Galbeed ka xiga Jabuuti ,koonfur iyo galbeedna waxa ka xiga Ethopia ,somalia na waxey ka xigtaa Bari dhulka somaliland waxaa lagu qiyaasey ilaa intii 2021 dhul dhan(176120 kilometere square iyo (68,000 sqmi) iyada oo ku dhawaad 5.7million ay ku noolyiin aysana daganyiiin

imika waqti xaadirkan somaliland intii way ka badantey halbeega la sameeyey 2021 waa laga soo kordhey sanadkuna wuxuu sii galaya hadadan 2024 


Somaliland magaceeda dhamayska wa maxayna?

Waxaa weeye Jamhuuriyada barakeesan ee soomaliland  Caasimadeeduna wa HARGEYSA uu balaceedu yahey 284,899km2  dadka ku nool caasimadana ay yihiin 3.7 million oo dad ah

magaaloyinkeeda ugu waawayna ay tahey Burco ,Boorama,barbera ,saylac,shiikh,ceerigaabo,gabiley,wajaale  intaa iyo inkabadan oo Aan hlkan oo imika halkan laguso koobi kareyn

somaliland dadkeedu luuqad nooceeyay ku wada hadlaan ?

somaliland dadkeedu waa dad yar iyo weyn waxbarshada ku dadaala aanse laga soo helayn hadii aad kormeerto qof bilaa aqoona waxkasta haba yaqaane waaxaney ku hadlaan luuqadahan kala ah (somali,carabi,english) waana Lahjado ay badanaa kuwada dhaqmaan dalalka kale laga yaaba inaan laga soo helayn dal sida somaliland iyadoo dad somali ah ku nooshahey hadana luuqada kale ay adeegsadaan ma jirto dal kuwa heliya sumcada iyo aqoonta ay dheertahey sababtoo ah imika Dal walba af buu leyhy ay kuwada noolyiin ayna isku fahmaan hadaad imika eegto Dal kasta ma jirto hal daloo sida somaliland gudaheeda laga wada isticmaalo luuqado kala duwan

Xilimay dhalatey somaliland ?

intii udhaxeysey 1940 kii ilaaa 1941kii ,waxaa qabsadey italian waxeyna ka tirsanaayen Bariga africa ee ITalian .26kii june 1960 kii British somaliland iyadoo marka la odhan jirey waxey na ku dhawaqdey xornimadeeda taas oo ay marka rabtey iney gumeystaha ka xorawdo waaxaney ku dhawaaqdey dawladnimda iyo madax banaanida somaliland 



waa maxey sadexda ilaha dhaqaale ee somaliland?

waa Beeraha ,xoolaha ,kaluumaysiga ,kaymaha

Meesha ay strategyada ay ku leedahey waa BERBARA-waana xeebta koonfureed ee gacanka cadmeed waxaana mudnaan u leh ganacsiga caalamiga ah e somaliland 

Meelahee ayaa uugu xiiso badan in loo Dalxiis tago  ?

meelaha ugu xiisaha badan ee loo dalxiistagaa isla markaana jawi dagan iyo waayo aragnimo laga helaa waaa 

1: Buurta Daalo 

2: Buurta gacan libaax

3: Laas geel 

4: Buurta shimbiris 

5: cal madow

6: Madxafka saryaan 

7:masjid al qiblateyn

8:Buuraha Gollis

9: Buurta naasa hablood 

10:Ceebaad

11: sa'addin 

12: saylacc

13: barbera

14:maydh

15: laas qorey

inta iyo inkabadan oo xeendaabka somalilan ka mid ahina wa jiraan oo aynu ku xusi doono .

nabad gelyo"

No comments:

Post a Comment